Madaxweyne Trump oo eedeymo kulul u jeediyey Tedros Adhanom & hey’adiisa WHO

Madaxweynaha Midowga Africa ayaa Ururka Caafimaadka Adduunka iyo hoggaankeeda ka difaacay weerar xooggan oo kaga yimid madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaasi oo Talaadadii ku hanjabay inuu ka joojinayo maal-gelinta. “Waxaa aad igaga yaabay inaan ogaaday ololaha dowladda Mareykanka ee ka dhanka ah hoggaanka WHO,” ayuu Moussa Faki Mahamat ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa … Continue reading Madaxweyne Trump oo eedeymo kulul u jeediyey Tedros Adhanom & hey’adiisa WHO